Gabileynewsonline.com
Drs. Edna Aadan Oo Istanbul Lagu Soo Dhaweeyay
February 12, 2020 - Written by admin

Istanbul (HP): Ergayga Somaliland u qaabilsan wada-hadalada Soomaaliya Dr. Edna Adan Ismaciil, ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga.

Drs. Edna Aadan, oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku maraysay qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub, ayaa safarkeeda ku soo gaadhay dalka Turkiga.

Ardayda iyo Jaaliyada Somaliland Turkiga ayaa si balaadhan Madaarka ugu soo dhaweyay Drs. Edna Adan.

16-ka bishan ayaa magaalada Istanbul lagu soo bandhigi doona Buuga ‘A women of firsts’ oo ka waramaya waayaheedda nololeed iyo Waxyaabihii taariikhiga ahaa ee ay soo martay Drs. Edna.

Hargeisa Press.com//Hargaysa Somaliland.

COMMENTS
Latest News