Gabileynewsonline.com
Laascaanood: Xarunta Ciidanka Nabadgeliyadda Wadooyinka Oo La Furay
July 9, 2020 - Written by admin
    

Xarunta laanta ciidamadda booliska ee nabadgeliyadda wadooyinka ayaa maanta markii u horaysay laga furay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waxaana xaruntaasi si rasmiya u furay badhasaabka gobolka Sool  iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Sool.

Daawo: Warkaasi Oo Faahfaahsan:

 

COMMENTS
Latest News