Gabileynewsonline.com
Hargaysa: Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii Guddiga Wanaag Farista
September 18, 2020 - Written by admin
    

Shir ay bishiiba hal mar yeeshaan guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista ee Somaliland ayaa maanta la soo gebagabeeyay.

Shirkaasi oo ka qabsoomay caasimadda Hargaysa ayaa lagaga dooday waxyaabihii guddiga u qabsoomay lixdii bilood ee la soo dhaafay iyo sidoo kale sidii loo sii dar-dar gelin lahaa hawlaha guddiga.

Daawo: Warkaasi:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa

COMMENTS
Latest News