Gabileynewsonline.com
Kulan Ku Saabsan Xeerka Siyaasadda Saxaafadda Somaliland
September 27, 2020 - Written by admin
Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa furay kulan lagu falan qaynayo xeerka saxaafadda Somaliland.

Kulankaasi oo ka qabsoomay magaaladda Hargaysa, waxaa soo qaban qaabisay wasaaaradda warfaafinta Somaliland.
Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay wasiirro, madaxda ururka SOLJA, daneeyeyaasha saxaafadda iyo haayado kale.

 

COMMENTS
Latest News