Gabileynewsonline.com
Abaan-duulaha Koowaad Ee Ciidanka Qaranka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Adhi-cadeeye
September 21, 2020 - Written by admin
    Badhasaabka gobolka Sool ayaa maanta deegaanka Adhi-cadeeye ku soo dhaweeyay abaan-duulaha koowaad ee ciidanka qaranka Somaliland C/rasaaq Af-guduud.

Soo dhawayntaasi waxaa badhasaabka ku wehelinayay taliyaha ciidamadda qaranka Somaliland ee aagga goboladda bariga iyo saraakiil kale.


Ujeedadda socdaalka abaan-duulaha koowaad ee ciidamadda qaranka ayaa la xidhiidha sidii uu qayb uga noqon lahaa hawlaha nabadaynta ee beelaha deegaanka Adhi-cadeeye.

Nabadayntaasi oo ay qayb ka yihiin ciidamadda qaranka Somaliland oo ku kala dhex jira beelaha hore dirirtu u dhaxmartay.

 

Daawo: Soo Dhawayntaasi:

COMMENTS
Latest News