Published:

Eng Daa,uud Abiib Axmed Oo Kamid ah masuuliyiinta xisbiga xaakimka kulmiye, Ahaana Afhayeenkii Garabka Toosinta Ee Xisbiga Wadani ka soo Go,ay lana Midoobay Xisbiga kulmiye ee ay kamid ahaayeen wasiirada shaqada & Arimaha bulshada iyo Beeruhu ayaa sheegay in xafiiska xisbiga kulmiye saaka laga hor joogsaday.

Sidoo kale Eng Daa,uud ayaa eedo culus ujeediyay xubno kamid ah gudida qaban qaabada shirwaynaha kulmiye oo uu sheegay in uu masuul ka ahaa falkaasi lagula kacay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

News Related