Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Amal Bank Oo Maalgelinaya Horumarinta Xoolaha Beeraha iyo Kalluumaysiga
September 20, 2020 - Written by admin
    

Amal Bank oo ah baan gaar loo leeyahay ayaa shaaciyay barnaamij ay ku maalgelinayaan Xoolaha, Beeraha iyo Kalluumaysiga.
Munaasibad barnaamijkaasi lagu shaacinayay ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Barnaamijkan uu Amal Bank ku maalgelinayo horumarinta Beeraha, Xoolaha iyo Kalluumaysiga oo magaciisa la yidhaahdo Tacab Kaab, ayaa noqonaya kii ugu muhiimsanaa ee ay shirkad gaar loo leeyahay ka fuliso Somaliland.

Daawo: Hadaladii Masuuliyiinta Ee Shaacinta Barnaamijka Tacab Kaab:

COMMENTS
Latest News