Published:

 Guddoomiyaha gobolka Sanaag oo ay wehelinayeen masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer ku tegay degmadda Dararweyne.

Guddoomiyaha iyo weftigiisu markii ay gaadheen Dararweyne, waxaa halkaa ku soo dhaweeyay masuuliyiinta degmadda, madax dhaqameed, iyo dadweynaha degmadaasi.
Waxaanu badhasaabka Sanaag kulamo la yeeshay maamulka degmadda Dararweyne iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Halka Hoose Ka Daawo Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Offic

News Related