Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Daahir Riyaale oo Ka Hadley Tabashada Reer Awdal iyo Falkii Xukuumadu Kula Kacday Ugaaska Beesha Samaroon
September 5, 2020 - Written by admin
    

Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waxaa uu ka hadley xaaladaha cakiran ee dalka ka jira.

Daahir Riyaale, oo lala yeeshay waraysi xaasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya, ayaa sidoo kale ka hadley tabashada reer Awdal ka qabaan saami qaybsiga kuraasta Baarlamanka, arimaha doorashooyinka.

Waxa kale oo uu ka hadley talaabadii ay xukuumadu ku hor istaagtay Ugaaska Beelaha Samaroon inuu soo galo magaalada Boorama, isagoona wax laga xumaado ku tilmaamay talaabadaas lagula kacay Ugaaska.

COMMENTS
Latest News