Dadwaynaha Magaalada Tog Wajaale Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Geed Sun Ah Oo Shirkad Chinese Ahi Ku Beerayso Mashruuca Wajaale
September 20, 2020 - Written by admin
Gudoomiyihi Hore Ee Degmada Tog Wajaale Cabdi Saleebaan Kooshin Iyo Qaarkamid ah Dadwaynaha ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Ee gobolka gabiley ayaa si adag uga horyimid geed sun Ah oo lagu beerayo Banka Mashruuca Wajaale kaasi oo Wasaarada beeruhu Sheegtay In Ay Siisay Shirkad Chinese ah,
