Published:

Dalad Ay Ku Midoobeen Gabdho Shareecada Islaamka Ka Bartay

    

Daladda ay ku mudoobeen Gabdhaha Shareecada Islaamka ka bartay Jaamacada Golis ayaa Bayaan ay soo saareen waxa ay kaga soo horjeedsadeen in haweenku qabtaan xilalka sare ee maamulka siyaasadda Somaliland.

Waxa ay sheegeen in aanay shareecada islaamku ogolayn in Haweenku qabtaan xilalka siyaasada.

Xukuumada ayay ugu baaqeen in aanay Haweenka ku garab gelin wixii baalmarsan shareecada Islaamka.

Hoos ka akhriso bayaanka

 

News Related