Published:

    

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.
Waxaanu madaxweyne Biixi ganafka ku dhuftay in Muqdisho lagu dhex doorto xildhibaanadda baarlamaanka Soomaaliya ee metelaya Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

News Related