Late 0Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi yahay shaqsi abaal-laawe ah. Islamarkaanna uu mustaqbalkiisa dambe farta ka qanniini doonno. Ex wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi wuxuu sheegay in aannu ka qayb-galay shirka afraad ee xisbiga kulmiye HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA Share this: