Published:

0
 Waxaa si rasmiya loo furay shirka nabadaynta beelaha ee deegaanka Jidbaale ee gobolka Sool.


Beelahan gogosha nabadeed loo dhigay ayaa hore dagaal dhimasho sababay ugu dhex maray deegaankaasi.


Waxaana shirkaasi si rasmiya u furay weftiga xukuumadda Somaliland ka socda oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda.


Iyadoo ay wehelinayeen wasiirka warfaafinta Somaliland, badhasaabka gobolka Sool, siyaasiyiin, madax dhaqameed iyo waxgarad kale.

Daawo: Furitaanka Shirkaasi:

 

News Related