Published:

Munaasibad Qado sharaf Ah oo lagu Maamuusay suldaanka guud ee beesha ciise muuse ee dhawaan  la caleemo saaray ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa.

Hadhimo Sharafeedkan lagu maamuusay Suldaan Cali Suldaan Cismaan xaaji Cali Kooshin ayaa kulmisay guud ahaan  madaxdhaqameedka somaliland iyo qaarkamid ah madaxda dhaqan dawlad deeganka somalida itoobiya.

Sidoo kale Munaasibadan  oo ahayd mid suldaanka cusub laysku barayay dhigiisa madaxdhaqameedka somaliland ayaa waxaa kasoo qaygalay siyaasiyiin, xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee shacabka somaliland

 

 

 

News Related