Published:

asaaradda biyaha Somaliland ayaa yadda Islaamic Relief kala wareegtay Riigga ceelasha lagu qoddo iyo qalab kale.

Qalabkaasi ayaa ka koobnaa Riigg weyn oo nooca ceelasha lagu qoddo ah, laguna dayactiro.


Qalabka biyaha lagu sahamiyo iyo mishiinnadda ceelasha biyaha lagaga soo qaado.
‘Xukuumadda Somaliland waxaa ka go’an sidii dadka loogu heli lahaa biyo nadiif ah oo ku filan’.
Sidaasi waxaa yidhi madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), oo ka qayb galay munaasibadii ay wasaaradda biyuhu qalabkaasi kula wareegaysay.
Waxaana maalgashiga mashruucaasi iska leh Islamic develipment Bank, sida uu sheegay wasiirka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye.

Daawo: Hadaladii Masuuliyiinta:

 

News Related