Gabileynewsonline.com
Daawo: Khudbadii Saylici Ee Xidhitaanka Shirweynaha Kulmiye
October 6, 2020 - Written by admin
    

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay xidhitaanka shirweynaha afraad ee xisbiga Kulmiye oo maanta lagu soo gabegabeeyay magaaladda Hargaysa.
C/raxmaan Saylici, ayaa ka hadlay qorsheyaasha xisbiga Kulmiye ee mustaqbalka iyo sidii uu u noqon lahaa xisbi sii jira muddo dheer.

Daawo: Khudbadda C/raxmaan Saylici:

COMMENTS
Latest News