Gabileynewsonline.com
Hoostadda Gaadiidka Dawladda Oo Dayactir Ku Samanaysa Gawaadhiga Madaxtooyadda
October 7, 2020 - Written by admin
     Hoostadda gaadiidka dawladda ee wasaaradda gaadiidka Somaliland ayaa maanta qaabishay gawaadhidda madaxtooyadda Somaliland.

Gaadiidkaasi oo lagu samayn doonno dayactir iyo dib u habayn.
Waxaana masuuliyiinta waday gawaadhiga madaxtooyadda halkaas ku qaabilay agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo masuuliyiinta Hoostadda gawaadhida dawladda.

 

COMMENTS
Latest News