Gabileynewsonline.com
Sool: Wasaaradda Biyaha Oo Dayactir Ku Samaynaysa Ceelal
October 7, 2020 - Written by admin

Sool:

    

Wasaaradda biyaha Somaliland ayaa bilawday hawl-gallo lagu dayactirayo Ceel-biyoodyo ku yaalla gobolka Sool.
Hawl-galkaasi oo ay wasaaradu maanta bilawday waxaa gacan ka siinaysa haayadda qaramadda midoobay ee UNICEF.
Ceel-biyoodyadaasi oo aan muddooyinkan shaqaynin ayaa ku kala yaalla deegaamadda Sama-kaab iyo Ganbadha.
Waxaana maanta Ceelashaasi qalabkii lagu dayactirayay gaadhsiiyay isuduwaha wasaaradda biyaha ee gobolka Sool Axmed Maxamuud Xirsi.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

 

COMMENTS
Latest News