Gabileynewsonline.com
Salaxley: Derbi Dumay iyo Dad Ku Dhintay
October 8, 2020 - Written by admin
Halka ruux ee ku dhintay dhacdadan ayaa ahaa Arday waxka baranayay dugsigaasi, halka ruux ee kale ee ku dhintay uu ahaa maamulihii dugsigaasi.
Goobta ay dhacdadani ka dhacday ayaa waxaa gaadhay Wasiirada wasaaradaha Hawlaha guud iyo Waxbarashada Somaliland, iyagoona ka waramay waxaa sababay dhacdadan.
Dhacdadan ayaa ah dhacdadii sadexaad ee ka dhacda Somaliland, iyadoona sidan oo kale uu dumay dhismeyaal ka socday magaalooyinka Wajaale iyo Hargeysa.

 

COMMENTS
Latest News