Gabileynewsonline.com
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel”Daawo Muuqal
October 15, 2020 - Written by admin

Alle Ha Unaxariistee Waxa galabta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa gaar ahaan xabaalaha Baqiic Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel oo katirsanaa Golaha wakiilada Somaliland oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.

Waxanaa Aaska Marxuum Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel ka qaybgalay shir gudoonka golaha Wakiilada, Xildhibaano,  Masuuliyiin xukuumada katirsan, Madax-dhaqameed iyo maayarka caasimada hargaysa.

Masuuliyiinta ka qaybgalay aaska Marxuuumka ayaa ka hadlay Taariikhdii marxuum cabdikariim mudadii uu katirsanaa golaha Iyagoo ku sifeeyay in uu ahaa Adoon laga nabadgalay.

 

 

 

COMMENTS
Latest News