Gabileynewsonline.com
Wasiirka Waxbarashada Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Agoomaha Burco
October 21, 2020 - Written by admin
    

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa xadhiga ka jaray dugsiga Kuwaytiga oo laga hirgeliyay magaaladda Burco.
Dugsigaasi oo ay hirgelisay haayadda Kuwait foundation, ayaa loogu talla galay caruurta Agoomaha ah.
Daawo: Warkaasi:

COMMENTS
Latest News