Gabileynewsonline.com
Burco: Qoysas Dan Yar ah Oo Xoolo Loo Qaybiyay
October 27, 2020 - Written by admin
   Wasaaradda Xanaanadda xoolaha Somaliland ayaa qoysas barokaceyaal iyo danyar isugu jira oo degan Burco u qaybisay xoolo nool.

Xoolahaasi oo tiradoodu gaadhayso 1000 neef oo Adhi ah, ayaa la gaadhsiiyay qoysaskaasi dan yarta ah.
Waxaana xoolahaasi qoysaska ku wareejiyay isuduwaha wasaaradda xanaanadda xoolaha ee gobolka Togdheer Dr. Cabdi Muuse Xirsi.

 

COMMENTS
Latest News