Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Afhayeen Uhadlay Koox Faneeda Xidigaha Geeska Oo Xaqiijiyay In Fanaan Cabdihani Xaashi Cabdillahi Fanka Ka Baxay Joojiyayna Heesaha
October 2, 2020 - Written by admin

Midkamid xubnaha fanaaniiinta xidigaha geeska ayaa kahadlay wararka sheegaya in fanaanka cabdihani xaashi oo ka fadhiisanayo fanka

Masuulkan ku hadlayay afka xidigaha geeska ayaa xqiijiyay in Cabdi Hani ka fadhiisanayo fanka isalamaraana hada uu ku caabadaysanayo markista culimada ee haleeya agtiisa.

 

COMMENTS
Latest News