|
|||||
Gabileynewsonline.com
Gar-Adag: Caawimo Uu Soo Diray Xildhibaan Bidhi Oo La Gaadhsiiyay Qoys Danyara
October 31, 2020 - Written by adminGar-Adag (Hargeisa Press): Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi, oo ka tirsan golaha deegaanka Burco ayaa ku caawiyay laba Wiil oo walaalo ah oo Lugaha naafo ka ah laba baabuir curyaan iyo raaahin.
Daawo: Warka Gaadhsiinta Kaalmadaasi:
Dhinaca kale qoyskan duruurfta adag ku nool ayaa Walaalaha muslimiinta ah ee khayrka jecel ka codsaday inay soo caawiyaan. Cidii jecel ama doonaysa in ay qoyskaasi caawiso ha kala xidhiidho telefoonadan: 0636574443 Hodan Aadan Cilmi Hooyada qoysk
COMMENTS
|
Latest News
|