Kulankaasi oo ka qabsoomay xafiiska wasiirka ee xarunta wasaaradda ayaa lagaga hadlay xaaladihii u danbeeyay ee xanuunka Covid-19.
Guddiga u diyaar garowga gurmadka deg dega ah ee wasaaradda caafimaadka.
Guddigaasi oo uu guddoomiye u yahay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.