Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Geerida Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Aragtidiisii Somaliland Dhamaystiran,
October 9, 2020 - Written by admin

Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal cali Waraabe ayaa tacsi udiray shacabka somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum cali khaliif galaydh oo maanta ku geeriyooday magaalada jig jiga ee ismaaamulka somalida itoobiya.

Sidoo kale Eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay hamigii marxuum cali khaliif galaydh ee somaliland dhamaystiran oo wada gaadha xuduudaha dalka

 

COMMENTS
Latest News