Published:

    

Koox dhalinyarro ah oo hal-abuurro ganacsi oo cusub curiyay ayaa abaalmarino la guddoonsiiyay.
Dhalinyaradaas oo ka shaqaysta suuqyadda caasimadda Hargaysa ayaa xisbiga Kulmiye u gartay in uu lacago dhiiri gelib ah guddoonsiiyo.
Si ay dhalinyaradaasi u horumariyaan ganacsiyadoodda, isla markaana ay lacagtaasi ugu noqoto dhiiri gelin.


Sida uu sheegay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, oo hadal ka jeediyay munaasibadii dhalinyaradaasi lacagaha lagu guddoonsiinayay.
Munaasibadaasi oo maanta ka qabsoontay xarunta wasaaradda warfaafinta Somaliland waxaa ka soo qayb galay wasiir ku-xigeenka warfaafinta, agaasimaha guud, maareeyaha TV–ga qaranka iyo masuuliyoon kale.

 

News Related