Haweenka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Caafimaadka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Somaliland
October 26, 2020 - Written by admin
Qaarkamid ah Haweenka la Nool Xanuunka HIV-Aidska Eek u dhaqanka caasimada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wasaarada caafimaadka oo ay sheegeen in ay hor joogsaday mushahar ay siin jirtay haayada unicef islamarkaana aanay qaadanin mudo toban bilood ah.
