Hoostadda gaadiidka dawladda ee wasaaradda gaadiidka Somaliland ayaa maanta qaabishay gawaadhidda madaxtooyadda Somaliland.
Gaadiidkaasi oo lagu samayn doonno dayactir iyo dib u habayn.
Waxaana masuuliyiinta waday gawaadhiga madaxtooyadda halkaas ku qaabilay agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo masuuliyiinta Hoostadda gawaadhida dawladda.