Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Madaxwaynaha Dalka Tiawan Oo Xafiiskeeda Ku Qaabishay Wakiilka Somaliland,
October 13, 2020 - Written by admin

Madaxwaynaha dalka tiawan ayaa xafiiskeeda ku qaabishay wakiilka somaliland ujooga dalkeeda

Sidoo kale madaxwaynaha dalka tiawan ayaa ka hadashay muhiimada somaliland uleedahay geeska africa.

Dhanka kale wakiilka somaliland ujooga dalka Tiawan Amb Maxamed Xaaji ayaa dareen celiyay qaabilaadan isagoo faah faahiyay waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxwaynaha

 

 

COMMENTS
Latest News