Published:

    

Siyaasiyiinta madasha Wadatashiga Somaliland oo maanta kulan isugu yimid ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu furo Ururadii Siyaasada.

Siyaasiyiintan ayaa sheegay in laga talaabsaday qodobo kala duwan oo la xidhiidha Dastuurka dalka.

Waxa ay sheegeen in qodobadaasi dastuurka ay ku tumanayso xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Biixi.

News Related