Xafiiskan ayaa loo qorsheeyay inuu bixiyo adeegyadda ay ganacsatadu uga baahan yihiin wasaaradda maaliyadda.
Kaasoo u jeedadiisu tahay in ay si fudud isku soo gaadhaan ganacsatadda iyo wasaaradda Maaliyadu.
Iyadoo ay ganacsatadu ka heli doonaan xog kasta oo ay uga baahan yihiin wasaaradda maaliyadda.
Sida uu sheegay wasiirka Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, oo si rasmiya u furay xafiiskaasi.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi: