Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa xadhiga ka jaray dugsiga Kuwaytiga oo laga hirgeliyay magaaladda Burco. Dugsigaasi oo ay hirgelisay haayadda Kuwait foundation, ayaa loogu talla galay caruurta Agoomaha ah. Daawo: Warkaasi: