Published:

Kadib shir ay isugu yimaadeen magaaladda Stockholm garabyadda haweenka iyo dhalinyaradda ee Kulmiye laantiisa dalka Sweden waxay ku doorteen hogaan cusub.


Waxaana guddoomiyaha xisbiga Kulmiye laantiisa Sweden loo doortay C/kariin Axmed Warsame, halka xoghayaha cusub na loo doortay Khadar Yuusuf.


Guddoomiyihii hore ee xisbiga Kulmiye laantiisa dalka Sweden Fu’aad Kaamil Ciise, oo xilka ku wareejiyay guddoomiyaha cusub ayaa soo dhaweeyay xilka uu wareejinayo.
Waxaanu ku amaanay guddoomiyaha cusub masuul shaqadaasi ku haboon, isla markaana ka soo bixi kara.

Daawo: Hadaladii Laga Jeediyay Xil Wareejintaasi:

 

News Related