Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Xisbiga Kulmiye oo Shaaciyay Wakhti La Qabanayo Shirweynaha Golaha Dhexe
October 24, 2020 - Written by admin

Warkan oo ka soo baxay Hoggaanka xisbiga KULMIYE ayaa farriin wargelin ah loogu diray guud ahaan xubnaha Golaha Dhexe ee cusub ee ka soo baxay shirweynihii 4aad ee xisbiga KULMIYE ee dhawaan ka qabsoomay magaalada Hargeysa.

Wargelintan la xidhiidha qabashada shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo hawlaha u diyaargarowgiisa, waxa lagu faahfaahiyey qoraalkan hoos ku lifaaqan oo uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere).

Hoos ka akhriso nuxurka warka

COMMENTS
Latest News