Madaxweynaha Somaliland ayaa soo saaray wareegto uu ku dhaqan gelinayo wakhtiga ay dalka ka bilaabmayso diiwaangelinta codbixiyeyaashu.
Taasoo loo qorsheeyay in ay dalka ka bilaabanto 29-ka bishan November ee sanadkan 2020-ka.
Wareegtadda Madaxweyne Biixi Waxay U Dhignayd Sidan: