Wasaaradda biyaha Somaliland ayaa maanta heshiis la saxeexatay dhigeedda dalka jamhuuriyadda Jabuuti.
Heshiiskaasi waxaa dhinaca Jabuuti u saxeexay wasiirka Kalluumaysiga, biyaha iyo xanaanadda xoolaha oo maalmahanba safar shaqo ku jooga Somaliland.
Halka dhinaca Somaliland na uu u saxeexay wasiirka biyaha Maxamed Muuse Diiriye.
Hargeisa Press.com/Hargays