Gabileynewsonline.com
Somaliland: Wasiirka U Mahad Celiyay Shaqaalaha Wasaaradiisa
November 16, 2020 - Written by admin
    

Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa u mahad naqay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta ee ka hawl gelayay tartankii ciyaaraha goboladda Somaliland.
Saleebaan Cali Koore, ayaa ku amaanay hawl wadeenadii ka kala socday TV-ga qaranka, Radio Hargaysa iyo qaybaha kale ee sida wanaagsan ee ciyaaraha u soo tebinayeen.

COMMENTS
Latest News