Gabileynewsonline.com
Somaliland: Kiisaskii Ugu Danbeeyay Ee Covid-19
November 18, 2020 - Written by admin
    

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladihii ugu danbeeyay ee xanuunka Coronavirus.
Agaasimaha waaxda xidhiidhka arrimaha bulshadda ee wasaaradda caafimaadks Somaliland Dr. Xuseen Maxamed Yuusuf, ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyay ee todobaadyana ee Covid-19.

 

COMMENTS
Latest News