Gabileynewsonline.com
Ciidanka Dab-demiska Somaliland Oo Qaab Casri Ah Loo Diiwaangelinayo
November 26, 2020 - Written by admin
    

Ciidamadda Dab-miska Somaliland ayaa markii u horaysay loo sameeyay diiwaangelin casri ah.
Diiwaangelintaasi oo la xidhiidha in hal meel la isugu gaynayo xogta ciidankaasi.
Iyadoo xogtaasi si toos ah loogu xidhayo diiwaanka xogta muwaadinka.

 

COMMENTS
Latest News