Gabileynewsonline.com
Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Cusbitaalo Hargaysa Laga Dhisayo
November 30, 2020 - Written by admin
    

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay laba cusbitaal oo laga hirgelinayo caasimadda Hargaysa.
Cusbitaaladan ayaa mid laga dhisi doonaa degmadda Calain Haaruun, halka ka labaadna laga dhagax dhigay xaafadda Qun-yar dega ee degmadda Gacan Libaax.
Waxaana cusbitaaladan hirgelinaysa wasaaradda caafimaadka Somaliland.

Daawo:Warkaasi:

 

COMMENTS
Latest News