Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Agaasimaha Cusbitaalka Gabiley Oo Kooxo Caafimaad U Kala Dirtay Xaafadaha Magaaladda
November 4, 2020 - Written by admin
    

: Agaaasimaha guud ee cusbitaalka magaaladda Gabiley ayaa kooxo hawl wadeeno caafimaad ah u kala dirtay xaafadaha magaaladaasi.


Kooxahan kal-kaaliyeyaasha caafimaad ah ayaa bulshadda magaaladda Gabiley ka daawayn doona xanuunka Kuduudiyaha oo badi haleeshay dadweynaha.
Sidoo kale kooxahan caafimaad ayaa wacyigelin la xidhiidha xanuunkaasi ka samaynaya dhamaanba xaafadaha magaaladda Gabiley.


Dr. Naciima Yuusuf Cilmi, ayaa hawl galkaasi ku tilmaantay mid looga gol leeyahay sidii dadka looga daawayn lahaa xanuunka Kuduudiyaha.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

COMMENTS
Latest News