Published:

    

Wasiirka wasaaradda Maalgashiga Somaliland ayaa xadhiga ka jaray xarun cusub oo ay shirkadda Amal Bank ku yeelanayso magaaladda Burco.
Amak Bank oo muddo ka hawl gelaysay Somaliland ayaa sanadkan si weyn u balaadhisay adeegyadda ay bixiso.
Iyadoo inta badan goboladda Somaliland ka furatay xarumo ay ku shaqayso, isla markaana hirgelisay mashaariic ay arrimaha bulshadda ku horumarinayso.


Munaasibadda daah-furka xarunta Amal Bank ee Burco ee maanta waxaa ka soo qayb galay maamulka gobolka Togdheer, ka degmadda Burco, cuqaal, madax dhaqameed, culimaw-diin, iyo aqoon yahano.
Sidoo kale waxaa xafladaasi joogay masuuliyiinta sar sare ee shirkadda Amal Bank, iyo kuwa maamulaya xaruntan cusub ee laga furay Burco.

Daawo: Hadaladii Laga Jeediyay Furitaanka Xaruntaasi:

News Related