Published:

    

Dawladda hoose ee caasimadda Hargaysa ayaa shaacisay in ay hirgeliyeen adeeg cusub oo wax tar weyn u leh bulshadda.

Adeegan oo loo yaqaano post cord ama sip cord ayaa ah mid lagu diiwaangelinayo degmooyinka caasimadda, meheradaha ganacsiga iyo sidoo kale isticmaalka gaadiidka dadweynaha.
Maayarka Hargaysa C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa ayaa sheegay in ay dhamaystireen adeegaasi post cord-ka ama Sip Cord.
Geesta kale maayarka ayaa ugu baaqay bulshadda caasimadda in ay iska diiwaangeliyaan degmooyinka caasimadda oo adeegaasi lagu diyaariyay.

Daawo: Shirka Jaraa’id Ee Maayar Soltelco:

 

News Related