Published:

    

Shir ayaa maanta magaaladda Hargaysa uga furmay agaasimeyaasha guud ee wasaarradaha dawladda Somaliland.
Shirkaasi oo ah shir ay bishiiba mar yeeshaan agaasimeyaasha guud ee wasaarradaha dalku.
Agaasimeyaasha ayaana ah guddiga farsamadda ee dib u habaynta shaqaalaha dawladda.
Barnaamijkaasi oo uu maalgeliyo Baanka Adduunka.

 

News Related