Published:

    

Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland ayaa awaamiir cusub ku soo roggay garoonka Kubbada cagta Hargeisa stadium oo ay ka socdaan tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland.
Waxaanu taliyuhu digniin u diray taageereyaasha xulalka Kubbada cagta ee goboladda Daadmadheedh iyo Hawd oo Sabtidda soo socota wada ciyaari doona.

Daawo: Shirka Jaraa’id Ee Taliye Dabagalle:

News Related