|
|||||
Gabileynewsonline.com
“Ra,isul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Ma Ku Guulaysan Doonaa Hawlgalka Milatari Ee Gobolka Tigray, Mise Isaga Ayaaba Halis U Ah In Uu Noqdo Gorbjev-kii Itoobiya”?Siyaasi Cali Guray,
November 20, 2020 - Written by adminSiyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray )Oo kamid Aqoonyahanka ka faalooda nabadgalyada iyo siyaasada geeska africa ayaa si qotodheer u falanqeeyay dagaalka raysal wasaaraha itoobiya ku qaaday kililka tigreega ee waqooyiga dalka itoobiya TPLF isagoo hoosta ka xariiqay halisa ka dhalan kara.
COMMENTS
|
Latest News
|