Published:

    

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa tababar u furay xubnaha ka shaqayn doona diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo la qorsheeyay in ay dalka ka bilabanto 29-ka bishan.
Xubnahan tababarka loo furay oo tiradoodu dhamayd 181 xubnood ayaa ka mida guddoomiyeyaasha goobaha diiwaangelinta codbixiueyaasha.
Kuwaasoo ka kala yimid 6 gobol ee Sonaliland ayaa tababarka qaadan doona muddo 3 maalmood ah.

Daawo: Warkaasi:

 

News Related