Published:

    

Baddex ka mida dawladaha hoose ee degmooyinka Somaliland ayaa shir ku yeeshay magaaladda Berbera.
Kulankaasi waxaa loo qabtay xubno ka socday dawladaha hoose ee degmooyinka Caynaba, Laascaanood iyo Ceerigaabo.


U jeedadda shirkaasi ayaa ahayd sidii ay dawladaha hoose ee saddexdaa degmo uga faa’iidaysan lahaayeen dawladda hoose ee Berbera khibradaha dhinaca horumarka.
Waxaana kulankaasi soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland iyo xafiiska mashruuca JPLG-ga.

Daawo: Hadaladii Kulankaasi Laga Jeediyay:

 

News Related